Ciidamada Itoobiya oo magaalooyin kale dib uga saaray kooxda TPLF

Militariga Ethiopia, ciidamada gaarka ah ee Axmaarada iyo Maleeshiyaadka fano oo iskaashanaya ayaa la wareegay magaalada istaraatiijiga ah ah ee Gashana oo ku taalla degaaanka amxaarada. Gashana waxaa horey u qabsaday kooxda TPLF oo dagaal kula jirta dowlada Itoobiya. Wararka halkaa kasoo baxaya waxay sheegayaan in ciidamada iskaashanaya markii ay qabsadeen Gashana ay u kala … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo magaalooyin kale dib uga saaray kooxda TPLF